CORONAVIRUS (COVID-19) RESOURCE CENTER Read More

Af Soomaali:

Ku soodhowow Xiriirinta Daryeelka Caafimaadka Dhimirika ee turjumaada Afka Soomaaliga.  Fadlan tuuji isku xiriyaasha ku yaala dhanka bidix si aad uga hesho macluumaad ku saabsan xaaladaha guud ee caafimaadka dhimirka.  Waxaad sidoo kale aad ka heli kartaa sida degmada aad degan tahay looga helo adeegyada caafimaadka-dhimirka.  Waxaan rajeyneynaa in macluumaadkan yihiin kuwa wax tar kuu ah. 

Barta Shabakadda Xiriirinta Daryeelka ee turjumaadda afka Soomaaliga waxaa soo saarey ayadoo lala kaashtey Machadka Caafimaadka Dhimirka ee California. 

Si aad qof kala hadasho adeegyada ku saabsan caafimaadka dhimirka ee degmadaada, fadlan wac (817) 335-3022

Haddii aad qabto xaalad deg deg ah ee caafimaadka-dhimirka, fadlan wac (817) 335-3022